Qaraxyo goor dhow ka dhacay isgoys Mashquul badan oo ku yaalla Muqdisho (Sawirro)

Qaraxyo ayaa goor dhow abaarihii 12:20 duhurnimo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada isku xirta labada isgoys ee Banaadir iyo Zoope gaar ahaan agagaarka hotelka Safari. Qaraxyada oo labo ahaa ayey wararku sheegayaan in kan hore uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah oo loogu talo galay in lagu qaarajiyo qofka iska … Continue reading Qaraxyo goor dhow ka dhacay isgoys Mashquul badan oo ku yaalla Muqdisho (Sawirro)